taariikheyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taariikhee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taariikhee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-kheeyay, -kheysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax taariikh u yeelid. 2. (f.mg) Ka t.: wax ka sheekayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur