taariikhyahan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof taariikhda si fiican u yaqaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur