tabaabulyo tabaabulee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tabaabulyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. ld tabaabulee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tabaabushee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-sheeyay, -shaysay)

Macnaha:

  1. ld tabaabulee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur