tabaalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhib waxtabasho. 2. Waaya-ha adduunka; sah.

sah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ho, m.dh)

Macnaha:

  1. Hadba xaalka markaas lagu sugan yahay.