tabaaloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dhib waxtabasho. 2. Waaya-ha adduunka; sah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sahQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ho, m.dh)Macnaha:Hadba xaalka markaas lagu sugan yahay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0