tabantaabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tabantaabi. ld taban-taabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tabantaabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid u gargaarid; kaalmayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur