tabaryaraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tabaryar. ld tabaryaraansho, tabaryari.

tabaryar

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Cid aan tabar lahayn ahaansho.

tabaryaraansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld tabaryaraan.

tabaryari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tabaryaraan.