tabeeye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.dh)

Macnaha:

  1. (riw.) Qof hawshiisu tahay muuqdoorinta jilaha masraxa ama filimka.