Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg tacdaaro. ld tad-caarasho, tamcaarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-rtay, -ratay)
Macnaha:
1. Ku t.: dad badan Alla bari samaysasho. 2. Si wada jir ah wacad u gelid. 3. Sixir furyo samay-sasho. ld tadcaaro, tamcaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur