tacdaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. tacdaar². ld tadcaarid, tamcaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tacdaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar¹, tamcaar¹.
  2. (dii.) Ku t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar², tamcaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tadcaarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tacdaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tamcaarid