tacsiir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ganaax.
  2. Cid ganaaxid.

Lamidka: Ganaax

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ganaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixis.
  2. Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur