tacsiyee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. U t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur