taddawuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taddawur³. ld taddawur¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
taddawurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld taddawurid.(c.nafl.) Hab soo korid ah, oo aan hakad lahayn, oo leh horumar gaar ah oo ku xiran waqti go'an.Horumar samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0