tafajiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tafajiidid.
  2. Socod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho.

tafajiidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tafajiid². ld tafajiid¹.