tafantoofid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tafantoof².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tafantoof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Socod dhib iyo luggooyo leh. 2. Dhibaato badan lala kulmo.
  2. Socod dhib iyo luggooyo leh socosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur