tafaxaydasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tafaxaydo.

tafaxaydo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-yday, -ydatay)

Macnaha:

  1. Maro la xiran yahay kor u laabasho.