tafiirmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tafiiran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tafiiran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Ka t.: wax ka soo farcamid (cid).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur