tafsiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Fasiraad; micnayn.Quraan fasirid; micnayn.
fasiraadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Micne; laqbo; caddeyn. ld fasilaad, fasir¹ (1).