tagagsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nolol xun oo maceeshaddu ciriiri tahay. ld fagagsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fagagsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tagagsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur