tagto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Waqti la soo dhaafay.
  2. (nax.) Qaab faleed tilmaama ammin tagay.