takhasusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg takhasus². ld takhasus¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

takhasus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld takhasusid.
  2. Ku t.: maaddo ama farsamo si gaar ah u barasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur