talaado

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada. ld salaasa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

salaasa

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld talaado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur