talaxgabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld talaxgabid.Nafley jirro awgeed la tamardhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
talaxgabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg talaxgab². ld talaxgab¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0