taltaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taltaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taltaal

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Macnaha:

  1. 1. Cid hawl ay hayso ka jeedin. 2. Balaayo cid ku dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur