Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg taluulan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-lmay, -lantay)
Macnaha:
Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho.
Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur