tamandho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Yaanyo.

Lamidka: Yaanyo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaanyo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. (bot.) Miro guduudan ama cillaan xigeen ah oo la cuno iyagoo ceerin ama bisil; inta badan iidaankaa lagu daraa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur