tammiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tabiino.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tabiino

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax tar hiil iyo hooba leh. ld tamiino, tammiin, tammiino.