tamuux

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Carro shawle ah oo aan habaas lahayn sida tan xeebta; xaano; xaani.

xaano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xaani.

xaani

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ciid sabbaax ah oo aan boor iyo quruurux midna lahayn. ld xaano.