taqsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. In yar oo tubaako ama jaad ah oo mar canka la geliyo. 2. Muusig yar oo ka horreeya heesta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur