taqsiino

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Macnaha:

  1. In yar oo tubaako ama qaat ah ruugid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur