taraanturraynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taraanturree. ld taraanturyayn, turaanturyayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
taraanturreeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-eeyay, -eesay)Macnaha:Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
taraanturyaynQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld taraanturrayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
turaanturyaynQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld turunturrayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00