taraanturro
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

