taraarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ryo, m.dh)Macnaha:1. Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay. 2. Jibaax; jiiris. 3. ld taraarid.Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.