taran-jinsi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Qaab taran ah oo ku yimaaddo isku beddelka laba unug taran ee dariiqadda bacriminta. Caadi ahaan, gaar ahaan xayawaanku, waxay u baahanyihiin laba waalid, mid lab iyo mid dheddig.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

