taran-tallaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Qaab taran jinsila'oo ka dhaca dhirta, halkaas oo ay ka samaysmaan dhismayaal gaar ah oo unugyo badanley ah, kuwaas oo harka dambena ka go'a waalidkood. Tus. “Tuyuubar iyo balbka”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur