taransashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg taranso. ld taransad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
taransoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax faa'iideysasho ama badsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
taransadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld taransasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0