tarantirid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Qalliin ama hab hawleed kale oo loola qasdiyo in uu keeno madhaleysnimo qof lab ama dhedig ah.