tarashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld taarash¹ (2).ld taarash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
taarashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.Maro tarash u yeelid. ld tarash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00