tarbiyeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tarbiyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tarbiyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Cid asluub wanaagsan ku barbaarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur