tarriiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dillaac, jeex. 2. Waddo laba degmo isku xirta.
  2. Wax jeexid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur