tasoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tasow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tasow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Baadi wax muddo badan maqnayd noqosho. 2. Nafley dayoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur