tatoonyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tantoomo.

tantoomo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Shanta farood iyo calaacasha gacanta oo duuban oo wax lagu dhufto iyadoo gacantu soo laabmayso. ld tan-toonyo, tatoomo, tatoonyo.