tawaawilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tawaawil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tawaawilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bari idaad iyo dhir la isku shiilay oo dawo ahaan loo isticmaalo.Bari idaad iyo dhir la isku shiilay cid ku daawayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0