tawakal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tawakalid.
  2. Ilaah si buuxda isugu hallayn (qof).

tawakalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tawakal². ld tawakal¹.