taxaabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taxow. ld taxaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taxow

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-xaabay, -xaabtay; xaabi)

Macnaha:

  1. 1. Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo. 2. Qof xoog ku wadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur