taxane hiddo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal ..., m.l/dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Dariiqadda warka hiddo-side ee ku jira DNA-du ay ku xukunto soo saaridda borotiinno gaar u ah unugga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur