taxmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg taxan¹. ld tixmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho. 2. Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan¹.
  2. 1. Wax iniino ah oo dhexda ka daloola, wax dun la iskula xiriiriyey ahaansho. 2. Tiro wax sidey isugu xigeen isu daba yaal ahaansho. ld tixan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tixmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld taxmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur