taymas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur