tebbed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- Qori hoos irridda looga xiro; qataar.
- Weel saan xoolaad ka samaysan oo subagga iyo muqmadda lagu shubto oo leh af dhuuban iyo aabur.
- Irrid iwm tebbed (qataar) ku xirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

