teegaar

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. ld taageer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taageer

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. Qof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur